Axmed Madoobe oo Damacsan Fishilinta Qorshe ay wado dowlada federaalka

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa wado abaabul uu ku doonayo in ciidamada maamulkiisa weeraro ku qaadaan deegaano gacanta ugu jira dagaalamayaasha Al Shabaab. Axmed Madoobe oo hada ku sugan magaalada Dhoobley ayaa wada kulamo uu la leeyahay saraakiisha ciidanka Jubbaland , waxa uuna Axmed Madoobe doonayaa in ciidankiisa duulaan ku qaadaan gobolka … Continue reading Axmed Madoobe oo Damacsan Fishilinta Qorshe ay wado dowlada federaalka